Toronto District School Board
Toronto District School Board

Special Education

Waxbarashada Gaarka ah 

Barnaamijaynta Waxbarshada Gaarka ah waxa ay ka caawisaa dhammaan ardayda inay gaadhaan inta awoodooda ah. dugsiyadayadu waxa ay ugu deeqaan qaybo kala duwan oo taageero ah iyo adeegyo ardayda iyo qoysaskooda.

 Waxa naga go’an inaan hubino in:

  • Dhammaan ardayda gaarka ah lasoo dhaweeyo, laguna daro laguna taageero dugsiyadayada
  • Barnaamijyo dag-dag ah iyo taageerada ardayda leh xooganaan gaar ah iyo baahiyaha laga heli karo goobaha dhammaan TDSB
  • Wada shaqayn wax ku ool ah iyo dhibaato xalineed  u dhaxayso shaqaalaha, waalidiinta iyo ardaydu ay yihiin ta la doorbido
  • Qalabkayaga ay si buuxda u heli karaan ardayda, qoysaska, shaqaalaha iyo bulshadu markasta oo ay suurtagal tahay
  • Cilmi baadhis iyo shaqo wax ku ool ah ay noo hogaamisay dadaalada aanu si fiican ugu adeegno ardaydayada

Warbixinta Waxbarashada Gaarka ah

Sannad kasta, waxa aanu dib u eegnaa aanan cusboonaysiinaa Warbixinta Waxbarashada Gaarka ah si aan u hubino inaan sii wadno si aan ula kulano baahiyaha ardayda. Habkan waxa uu noo oggolaadaa inaan dib u eegno shaqooyinka hadda iyo inaan la samayno iskaashi muhiim ah taageerada bulshada.

Hagista Waalidka ee Waxbarasho Gaar ah

Hagista waalidka ee Waxbarasho Gaar ah waxa loogu talagalay inuu ku siiyo macluumaad ku saabsan habka Guddida Soojeedinta Barnaamijka Waxbarashada Gaarka ah (SEPRC), iyo habka,Caddaynta, Meelaynta iyo Guddida Dib u eegista (IPRC), iyo in shaaca laga qaado hababka saameeya caddaynta iyo meelaynta arday kaasi oo gaarka ah.

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL