Toronto District School Board
Toronto District School Board

Permits

Oggolaanshaha

Qalabka TDSB waa qayb firfircoon oo bulshada ah taasi oo kusoo dhawaysa boqolaal urur iyo wakaalado fasaladeena, meelaha jimicsiga iyo meelo kale sannadka oo dhan marka aan loo isticmaalayn hawlo dugsi. Oggolaanshiyaha la ansixiyay waxa uu ku xidhan yahay u helida meelo bannaan dhammaan khayraadka waxana loo cayimaa kahore ee yimaada, kuna salaysan u adeegida kahore. Kharashka waxa looga qaadaa iyada oo la tixraacayo muddaynta la aasaasay.

SiyaasaddaP.011 – Isticmaalka Bulshada ee Qalabka GuddidaCommunity  (La oggol yahay)

PR666 - Isticmaalka Bulshada ee Qalabka Guddida (La oggol yahay)

Noocyada Meelaha Bannaan

  • Dugsiyada
  • Goobaga ciyaaraha 
  • Barkadaha

Ujeedadu waxa weeyi inaan bixino adeeg aad u tayo fiican waxa aanan jeclaan lahayn inaan adiga kaa maqalno. Fadlan dhammaystir foomka jawaabta oggolawna inaan ogaano sida aan u qabanayno. Dhammaan macluumaadka la ururiyay waxa loo ilaalin doonaa si sir ah.

Foomka Jawaabta – Tayada Adeega

Qiyaasta La Oggol tahay ee Adeegyada Qalabka – Macluumaadka Xidhiidhka:

Telefoon: 416-395-7666

 Faakas: 416-395-8062

 Iimayl: permits@tdsb.on.ca

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL