Toronto District School Board
Toronto District School Board

Parent And Community Engagement

Kulanka Waalidka/Qoyska iyo Bulshada

Xubnaha waalidiinta iyo bulshadu waxa ay ka ciyaaraan door muhiim ah hubinta guusha dugsiyadayada iyo ardayda. Cilmi baadhis ayaa muujisay in marka dugsiyada, qoysaska iyo bulshadu ay siwada jir ah u shaqeeyaan si ay u taageeraan waxbarashada, in carruurtu u muuqato inay wax fiican ku qabtaan dugsiga, dugsiga ay joogaan in badan ayna dugsiga jeclaadaan in badan.

Waxa jira habab kala duwan kaasi oo aad ku saamayn karto aanad wax ku darsan karto guddida dugsigaaga; laga bilaabo mutawadacnimo dugsiga deegaankaaga inaad kala qayb qaadato guddiyada dugsiga ama guddida la talinta ee Guddida. Waxa aad samayn kartaa wax ka duwan codkaagana waa la maqli doonaa. 

Si aad u ogaato in badan oo ku saabsan sida aad u saamayn karto, la xidhiidh dugsiga deegaankaaga ama Xafiiska Kulanka Waalidka iyo Guddida.

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL