Toronto District School Board
Toronto District School Board

Newcomer

Soo-galootiga

Kusoo dhawaw Canada! TDSB waa boodh kala duwan waxa aanan soo dhawaynaa arday kala duwan – da’ kasta leh -  dugsigayaga sannad kasta.

Ardayda dugsiga hoose iyo ka sare waxa ay baran doonaan dhaqano kala duwan, heli doonaan aragtiyo kala duwan lana kulmi doonaan saaxiibo cusub marka ay helayaan waxbarashada hore. Waxa aanu bixinaa tiro barnaamijyo la-taliyenimada ah shaqaalahayaguna had iyo jeer waxa ay naga rajaynayaan inaad ugu deeqno hagid iyo taageero.

Dadka waaweyn, waxa aanu ugu deeqnaa adeegyada turjumida in kabadan shan iyo labaatan luuqadood, adeegyada shaqaalaha iyo qorshaynta xirfada, horumarinta xirfada, tababarka gacanyarenimada, barista luuqada iyo xoojinta iyo tababarka luuqada.

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL