Toronto District School Board
Toronto District School Board

French Programs

Barnaamijyada Faransiiska ah

Barashada luuqad labaad waa u faa’iido arday kasta waana furaha waxbarashada tacliinta. Luuqada labaad waxa ay xoojisaa xirfadaha guud ee barashada, waxa ayna fidisaa fursadaha xirfadaha, sare u qaadaa fahamka dhaqanada, waxayna abuurtaa muwaadiniin luuqada badan ku hadla adduunka. TDSB waxa ay bixisaa Faransiis kala duwan Barnaamijyada Luuqaada Labaad dugsiyada hoose iyo sare.

Manhajka faransiiska waxa la siiyaa dhammaan ardayda maalintii 40 mirir fasalada 4-8 aad waa uuna sii socdaa dugsiga sare laga bilaabo fasalada 9-12. Ardaydu waxa ay u baahan yihiin Hal waxbarasho  Faransiiska Luuqada Labaad Fasalka 9 aad  dibloomada dugsigooda sare.

Waxa jira laba nooc oo ah barnaamjiyada deg-dega ah ee Faransiiska: Bilawga Faransiiska iyo Faransiis Sareeya. Labada barnaamijba waxa loogu talagalay inay ardayda siiyaan fursada ay ku bartaan faransiis, maaha  si fudud barnaamij luuqadeed laakiin luuqadaha kale ee lagu barto faransiis.

Baadh Barnaamijyada Faransiiska ah 

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL