Toronto District School Board
Toronto District School Board

Find your School

Hel Dugsigaaga

Ardayda dagan Magaalada Toronto waxa ay xaq u leeyihiin inay yimaadaan dugsi kaasi oo loogu talagaly inuu u adeego ciwaankooda deganaanshaha. Qaybta ‘‘Hel Dugsigaaga’’ ee websaytku waxa ay caddaynaysaa dugsiga loogu talagalay ciwaan kasta oo la degan yahay.

Ardaydu sidoo kale waxa ay haystaan fursada ay galaangal ugu yeeshaan dugsiyada ka baxsan dugsiga kuwaasi oo loogu talagalay inay u adeegaan ciwaanka ay degan yihiin iyaga oo codsanaya imaansho ikhtiyaari ah. Aqbalaada dugsiyadan waxa ay ku xidhan tahay jiritaanka meel bannaan iyo ku haboonaanshaha barnaamijka. Hababka, xaaladaha iyo wakhtiyada la xidhiidha imaanshaha ikhtiyaariga ah waxa lagu sharaxay Siyaasada Imaanshaha Ikhtiyaariga ah (Ingiriisiga oo Kaliya) iyo Habka Hawlgalka Imaanshaha Ikhtiyaariga ah (Ingiriisiga oo Keliya)

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL