Toronto District School Board
Toronto District School Board

Elementary School

Dugsiga Hoose

Dugsiga hoose, ilmahaagu waxa uu horumarin doonaa xirfadaha akhriska iyo xisaabta ee ay u baahan yihiin inay ku guulaystaan wakhtigooda dugsiga iyo waxa ka baxsan. Dhisidda aasaasidan meelaha muhiimka ah inta lagu gudajiro sannadada dugsiga hoose waxa ay u oggolaataa ardayda inay isticmaalaan kaydkooda ayna shaaca ka qaadaan damacyadooda.

Marka waxbarashada taasi oo ka dhacaysa fasalka ay aad muhiim u tahay, dugsiga hoose dhab ahaantii waa wakhti aad u xiiso badan nolosha ilmaha sababtoo ah dhammaan khibradaha cusub ee laga heli karo wax ka baxsan  fasalka. Haddii ay ka qayb qaadanayaan barnaamijyada dugsiga kadib ama ay ka qayb qaadanayaan isboortiga, waxa jira habab badan ay ardaydu ku lug lahaanayaan nolosha dugsiga ayna ku qaadanayaan khibradooda ugu badan.  

Waalidku waxa ay ka ciyaaraan rool muhiim ah inta lagu guda jiro sannadadan waxa aanan doonanaa inaan hubino inaad hayso dhammaan macluumaadkii aad u baahnayd si aad u hubiso in ilamahaagu uu hrgaliyay guul. Shaqaalaha dusgsiga deegaankaagu had iyo jeer waxa ay halkan u joogaan si ay kuu caawiyaan ugana jawaabaan su’aal kasta oo aad hayso. Ma waxa aad doonaysaa inaad ogaato sida aad u saamayn karto? waxa aanu horumarinay khayraad xidhiidh ah si ay kuugu hagaan habkan.

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL