Toronto District School Board
Toronto District School Board

Adult Learners

Bartayaasha Dadka waaweyn

TDSB waxa ay u adeegtaa dadka waaweyn dhammaan heerarka noloshooda iyo xirfadahooda iyada oo loo marayo barnaamijyadayada faa’iidada leh, koorasyada muhiimka ah ee guud iyo fasalada ESL.

Sii wad inaad nala sii barato!

  1. Hel waxbarasho dugsi sare habeenkii ama dugsiyada sare ee dadka waaweyn
  2. Qaado wakhtiyo nasasho, caafimaad ku joog, luuqada baro ama hel xirfado cusub Barnaamijyadayada Bulshada
  3. Isticmaal Adeegyadayada Bulshada
  4. U baro Ingiriisiga Luuqadaada Labaad helna shahaadadaada TESL

 

 

 

© 2014 Toronto District School Board  |  Terms of Use  |  CASL